Kursigii Xildhibaannimo uu baneeyay Ra’isul Wasaare Xamse oo lagu guuleestay (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacday doorashada kursigii xildhibaannimo uu banneeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Kursigan oo tirsigiisu ahaa HOP203 ayaa doorashadiisa waxaa loo xiray musharax la sheegay in ay si gaar ah u wateen Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Barre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. … Continue reading Kursigii Xildhibaannimo uu baneeyay Ra’isul Wasaare Xamse oo lagu guuleestay (Sawirro)